Daawo:Sir Mo Farah oo shaaciyay Erey hadal heyntiisa siweyn looga dhex haayo Soomaalida oo ku aadan Farmaajo


Orodyahanka Sir Mo Farah ayaa kusoo biiray olalaha AR Farmaaja Ii Geeya ee caanka noqotay waxii ka danbeeyay markii Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo loo doortay madaxweynaha Soomaaliya.

Sir Mo Farah oo u orda Ingiriiska laakiin ka soo jeeda Waqooyiga Soomaaliya ayaa isagoo tababar qaadanaya waxaa  uu ku qeylinayay Ar Farmaaja ii geeya.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM