Daawo:Sidee Farmaajo codadka badan kuhelay iyo Musharixiin iyo xildhibaano hada isku heysta Howlka doorashada


Ayadoo haatan lagu dhawaaqay natiijooyinka ay kala heleyn musharixiinta utaagan xilka madaxweynaha soomaliya waxaana u horeeyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo kasoo heley codad garaayo 79.

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in banaanka hore ee goobta doorashada ayaa lasheegaya in isku heystaan xildhibaanada iyo musharixiinta waxaana lasheegaya in musharixiin farabadan farqaha ku dhaganyihin xildhibaanada lacagaha ka qaatay blse xog aan helnay ayaa sheegeyso in xildhibaanada lacag qaateen blse codka siiyeen farmaajo.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM