Daawo:Sida geesinimada leh MD Xasan talada dalka ugu Macsalaameeyay hadal xasaasi ah iyo dhaarinta Farmaajo


Xasan sheekh Maxamuud madaxweyihii hore ee dalka soomaaliya ayaa si geesinimo leh ujeediyay hadalkiisa ugu danbeeyay doorashada asagoo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo.

Xasan sheekh ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu Baaqay in lala shaqeeyo Madaxwaynaha Cusub, si Waajibkiisa uu u guto, Dalka Soomaaliyana uu Horey ugu Socdo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Ugu danbayntii waxaa Halkaasi lagu dhaariyey Madaxwaynaha Cusub, Isagoona siwayn ugu mahad celiyey Xildhibaanada Soomaaliya, Musharixiintii, Madaxwayne Xasan sheekh, iyo Madaxwaynihii Hore ee Sheekh Shariif, Soona Jeediyey Dar-daaran kooban.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM