Daawo:Sheekh Shariif oo khiyaamay isbaheysiga Isbadal doonka kuheshiyeeyay iyo Codadka oo heysto garaayo


Ayadoo maalmo kahor magaalada muqdisho isbaheysi lamagac baxay isbadal doon kuheshiyeen magaalada muqdisho kasoo ahaa in musharaxa ugu cod batta wareega kowaad lasiiyo codadka musharixiinta kale.

Sheekh Shariif ayaa lasheegaya in arintaasi oga baxay isbaheysigii hore heshiiska ula galay waxaana lasheegayaa in dhabarka oo kajabiyay kooxdaasi isbadal doonka.

Xogta ayaa noo sheegay in mid kamid ah xildhibaanada ayaa sheegaya in Shariif Codad badan kahelay musharixiin oo kamidyahay Cumar Cabdirashiid kasoo u balan qaaday in oo kadhigi doono ra’isulwasaare.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM