Daawo:Sheekh caanka ah Jabuuti oo farxad iska celin waayay kadib guusha Farmaajo hadana shitay Heesta


Mid kamid ah sheekhyada ugu caansan jabuuti ayaa siweyn usoo dhaweeyay madaxweynaha cusub waxaana oo sheegay in oo yahay shaqsi soomaali dhan isku raacsaneyd.

Sheikhan oo shitay heesta soomaaliya waxaana oo sheegay in maanta qiireysanyahay lana maleysan karin farxada kadib guusha farmaajo waxaana oo alle oga baryay in xilka u fududeeyo.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM