Daawo:Shaqsiyaadkii madaxweyne kadhigay MD Farmaajo oo shaaciyay halis shacabka Ogeyn


Ayadoo isbadal xoogan oo la saadaalineyn dhawaan kadhacday talada dalka ayaa haatan waxa wareysi la la yeeshay shaqsiyaad siweyn u baadi goobaayay isbadalkaan haatan kadhacay kursiga ugu sareeyo dalka.

Masuuliyiin isbadal doon ahaa oo kamidyahay xildhibaankii hadalka ku gil gilay barlmaaanka kana mid ahaan musharixiinta ayaa la weydiyay guusha Farmaajo iyo waliba dhibaatada shisheeyaha kuhayana qaranka iyo jiritaanka soomaaliya.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Masuuliyintaan ayaa sheegay in dalka haatan u baahanyahay waxqabad dhab ah isla markaa ladoonaayo in dhibaatada oo kujiro si dhow looga saaro.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM