Daawo:Shacabka somaliland oo loo shaaciyay hadal siweyn u gil gilay in weeraro kusoo wajahanyihiin


Ayadoo dhawaanahaan muran xoogan kadhex taaganaa mamaulka somaliland siweyna loo hadal haayay warar shegaayay in saldhig milateri ka sameysanayaan ciidamada imaraadka carabta ayaa haatan waxa kahadashay mid kamid ah haweenka katirsan mamaulkaas.

Haweeeneydaas oo lahadleyse warbaahinta ayaa sheegtay in soo socdaan xuutiyiinta iyo waliba Iiraanta ayna jirin awood la isaga celin karo balse halkaas khasaaro xogan kasoo gaari doonto shacabka somaliland.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM