Daawo:Shacabka muqdisho oo shaaciyay in nolosha ku gubayaan qofkii Farmaajo ka hor imaada


Tani markii lagu dhawaaqay in oo madaxweynaha cusub ee soomaaliya yahay Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa shacabka soomaaliyeed ee kusugan caasimada iyo gobolada iyo kuwa wadama kale kusugan bilaabayn dibadbaxyo lagu tageeraayo kuwaasi oo ilaa haatan socda.

Shacabka kunool caasimada ayaa siweyn usoo dhaweeyay waxaana udhigeyn dibadbaxyo waa weyn oo lagu tageeraao waxayna ubalan qaadayn in lashaqeynayaan ayna garab taaganyihiin.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM