Daawo:Sh Bashiir oo kahor shaaciyay Xildhibaanada hadal Quluubtooda gil gilay kadib markii kahadlay


Waxa hadda si rasmi ah u bilowday Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya, waxana Furay Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Jawaari.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ugu horeyn Goobta ka jeediyey Khudbad kooban oo gilgishay Quluubta Xildhibaanadda BF oo ku aadan Haddii ay maanta Khiyaamaan Shacabka Soomaaliyeed inay Allah Hortiisa kula xisaabtami doonaan.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM