Daawo:Qaabka wadooyinka muqdisho loo xiray loona sugaayo amaanka doorashada


Waxaa maanta gabi ahaanba xiran wadooyinka ugu muhiimsan ee Magaalada Muqdisho, iyadoo wadooyinka ay marayaan oo kaliya gawaarida ay leeyihiin madaxda dowladda oo Kaliya, dadka shacabkana ay yihiin kuwa cagtooda maalaya.

Waxaa si rasmi ah u dhaqan galay amarkii ahaa in la xiray wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho, islamarkaana uusan jiri doonin dhaq-dhaqaaqa gaadiidka dadweynaha ee magaalada gudaheeda.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM