Daawo:Qaabka doorashada saake udhaceyso iyo gudoomiyaha doorashada soo saaray digniino cusub


Ayadoo maanta lagu wado in ay dhacdo doorashada madaxweynaha soomaaliya lana soo bandhigay howlka ay kadhici doonta kasoo lasheegay in ay fariisan donaan mar qura in kabadan 600 qof.

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka aya so saaray waxyaabo laga mamnuucay isticmaalka xiliga lagu jiro doorashada waxaana kamid ah wax waliba oo ah tiknoolijiyada ah tasoo laga cabsi qabo in waraaqaha doorashada looga qaado sawir.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

 

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Daawo:Qaabka doorashada saake udhaceyso iyo gudoomiyaha doorashada soo saaray digniino cusub

  1. ahmed says:

    waxyaabaha tignolajiyada maxaa kamid ah . Ethiopia saacaddi lashegayay ee jajuska aheeyd ayaan filaa ineey tahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM