Daawo:Odayaasha Somaliland iyo xukumada oo isku heysta saldhiga ciidan ee Imaraadka laga…


Ayadoo maamulka somaliland goob fariisin ciidan kadhigtaan dowlada Imaraadka kasiiyeen magaalada berbera waxa siweyn arintaasi oga hor imaaday odayaasha iyo nabadoonada kasoo jeedo degaanadaas.

Odayaashaan iyo nabadonada ayaa sheegay in ay tahay wax aan la qaadan karin in halkaas kadhigtaan fariisin ciidan waxaana oo sheegay in looga kireeyay lacag ka hooseeyo lacagaha laga qaado shirkadaha somaliland kasoo jeedo ayna suurta ahayn.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM