Daawo:Musharixiinta ugu adkaa oo caawa Muqdisho kudajiyay Kaartada Oga guuleysanayaan MD Xasan


Musharixiiin shirar uga socdeen magaalada Muqdisho ayaa ku heshiiyay qorshe ay doonayaan inay ku galaan doorashada madaxweynaha ee Arbacada dhaceysa.

Musharixiintan oo ka badan 1o musharax ayaa isku raacay inay mideeyaan ololaha doorashada isla markaana wareega koowaad ee doorashada kadib ay codadkooda ugu shubaan musharixii ka mida ee ugu cod bata.

1. Shariif Sheekh Axmed
2. Maxamed C/llaahi Farmaajo
3. C/raxmaan Maxamuud Faroole
4. Maxamed Cali Americo
5. Maxamuud Axmed Tarsan iyo musharaxiin kale.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya inay socdaan isbaheysiyo looga horjeedo inuu xilka ku soo noqdo madaxweyne Xasan Sheekh.

Dhowr hotel oo ku yaala magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda ololeyaal aan kala go’ lahayn oo saacadihii ugu danbeeyay galay.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM