Daawo:MD Xasan oo caawa baahiyay muqaal shacabka kula hadlaayo hadii oo doorashada kusoo laaban waayo


Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Sheekh ayaa caawa soo bandhigay khudbadiisa ugu danbeyse kasoo kula hadlaayay shacabka soomaaliyeed waxaana u muuqatay mid oo ku baahinaayo waxyaabaha u qabsoomay iyo waxyaabaha xigi doono hadii dib losoo doorto.

Madaxweynaha ayaa sheegay waxyaabaha u qabsoomay iyo kalsoonida oo ka qabo in dib usoo doortaan xildhibaanada barlamaanka soomaaliya waxaana shacabka soomaaliyeed u rajeeyay guul iyo hormar.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

2 Jawaabood : Daawo:MD Xasan oo caawa baahiyay muqaal shacabka kula hadlaayo hadii oo doorashada kusoo laaban waayo

  1. Marian M says:

    Waxaa ayaa daro ah adinka oo ah wargeys haddna aad u muuqataan in aad iibsan yihiin kana soo horjeedaad horumarka wadanka mana istaahiyaan inaad wararka tebisaan ileyn runba ma sheegtaane hadaaqayo tihiin Badweyn ama waxaa tihiin KU shaqeeya gumeystaha ka daaya wararka sabotaajada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM