Daawo:MD Guuleed’Farmaajo waa nin reer galmudug waana tageersanahay balse Xasan wuxuu..


Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa haatan u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee  dalka soomaaliya kasoo sheegay in oo yahay shaqsi udhashay degaanada Galmudug.

Madaxweyne Guuleed ayaa sheegay in ay tartameyn laba nin oo kasoo jeedo galmudug guushana ay raacday Farmaajo waxaana oo sheegay in shacab ahaan iyo waliba maamulka tageersanyihin madaxweynaha cusub.

Hadalka Guuleed ayaa imanaayo xili oo u olaleynaaye in dib usoo laabto saxiibkiisa Xasan Sheekh inkastoo guusha laga raacay.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM