Daawo:MD Galmudug oo si kayaabinaayo Oga hadlay guul daradii MD Xasan Sheekh iyo guusha Farmaajo


Ayadoo maanta doorasho kadhacday magaalada muqdisho lagu soo doortay madaxweynaha cusub ee soomaaliya kasoo noqday maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa haatan waxa si yaab leh oga hadlay madaxweynaha maamulka galmudug hadana ah shaqsi u olaleynaaye in dib usoo laabto Xasan Sheekh.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Guusha oo gaaray madaxweyne Farmaajo ayaa maah maahyo dumareed usoo qaatay oo siweyn oga qoslisiiyay dadkii kusugnaa goobta oo oga hadlay doorashada kadhacday muqdisho.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM