Daawo:MD Farmaajo oo Madaxweynayaasha maamul goboleedyada shir deg deg ah muqdisho ugu qabtay


Madaxweynaha cusub ee soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kulan xasaasi ah laqaatay madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka marka laga reebo madaxweyne Axmed Madoobe oo aan kusugneyn caasimada dalka.

Madaxweynayaasha iyo madaxweynaha soomaaliya ayaa oga wada hadleyn arimo ay kamidyihiin isabadalka lagelin rabo dalka iyo hormarkiisa waxaana lasheegaya in isla meel dhigeyn waxyaabo farabadan oo dalka kusaabsan.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Sido kale madaxweynaha maamulka hirshabeelle oo lahadlay warbaahinta ayaa usheegay in shacabka looga baahneyn dibadbax iyo xaflado waxaana looga baahanyahay in garab istagaan dowlada cusub hadii kale dowlada fashilmi doonto.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM