DAAWO:Maxaa lagu Xasuusan doonaa Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh?


Ayadoo maalmo kadib xilka lagala wareegi doono madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan waxa aragtidooda kadhiibtay shacabka muqdisho kuwaasi oo meelo kala duwan ka eegay sida u arkaan madaxweynihii hore.

Qaar badan oo shacabka katirsan ayaa sheegay in madaxweyne Xasan wax badan ka qabtay dhanka amaanka iyo dhaqaalaha iyo siyaasada halka kuwa kale sheegeyn in dalka hoos udhigay waxbadan oo qaban marka laga reebo dhibaato aan jirin soo kordhiyay.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Qaar kale oo dadka Reer Muqdisho ah ayaa si rasmi ah u cadeeyay in Dowladii Madaxweyne Xasan Sheekh lagu xasuusan doono dib u dhac weyn oo dalka ay u horseeday iyo in ay aheyd dowlada u shaqeysay Shisheeyaha Sida dadka qaar ku dhaliileen.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM