Daawo:Masuul Somaliland katirsan oo kacodsaday Farmaajo in oo lawareego Somaliland


Mid kamid ah masuuliyiinta katirsan maamulka somaliland ayaa ugu baaqay madaxweynaha cusub ee soomaaliya in oo lawareego maamulka somaliland oo in kabada 25 sano baadi goobaayay gooni goosad.

Masuulkan ayaa sheegay in maamulka somaliland kufashilmeyn habka maamulka isla markaa dhaqaalihii maamulkaas ku wareejiyay guud ahaan shisheeye waxaana oo kahor saday Farmaajo in oo lawareego gabi ahaanteeda.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM