Daawo:Maryam Qaasim oo si yaab leh uga Warbixisay MD. Farmaajo, kana hadashay dawlada iyo Wasiirada cusub


DR Maryan Khaasim ayaa haatan kahadashay doorashadii lagu soo doortay madaxweynaha cusub ee soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo kasoo dhawaan cod aqlabiyad leh kusoo doortayn labada gole ee barlmaaanka soomaaliya.

Maryan ayaa kahadashay caqabadaha hortaagan xiligaan madaxweynaha iyo waliba waxyaabaha looga sugaayo RW kudhawqaayo ayadoo hore oga mid ahayd golahii wasiirada oo hogaaminaayay Farmaajo xiligii oo ahaa ra’isulwasaare.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM