Daawo:Jidadka Muqdisho oo saaka cidlo awgeed aad ka baqeyso inaad ku lugeyso


Iyadoo maanta magaalada Muqdisho ay ka dhaceyso doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa waxaa si aan horey loo arag u haawanaya jidadka waaweyn ee magaalada.

Wadada Maka Al Mukarama oo aheyd mida ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho ayaan maanta lagu arkeynin wax gaadiid ah marka laga reebo gaadiid teel teel ah oo ay wataan ciidamada amaanka.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM