Daawo:Guushii MD Farmaajo oo caqabad kunoqotay marista wadooyinka Muqdisho Amisom


Waxa weli magaalada muqdisho iyo guud ahaan caalamka iyo gobolada dalka kasocda farxada iyo reen reenta lagu soo dhaweynaayo madaxweynaha cusub ee soomaaliya Maxamed Farmaajo.

Shacabka aad u farabadan oo dibadbax lagu soo dhaweynaayo Farmaajo usameynaayay ayaa hakad geliyay ciidamo amisom ah kuwaasi oo wadada maraayay.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Sido kale dadka ayaa ku dhawaqaayay ereyo lidi ku ah amisom joogitaankeeda waxaana la arkaayay ciidamada amisom qaar kood oo madaxa lu laayo dadkana u muujinaayo farxada dhankooda ah.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Daawo:Guushii MD Farmaajo oo caqabad kunoqotay marista wadooyinka Muqdisho Amisom

  1. axmed says:

    hADE TAASI aWALBA QALAD BEY AHAYD, MA AHAYN IN AY MARAAN WADOOYINKA MAGAALADA, TAANGIYADOODA, ADUUNKA KAMA JIRTO WAXAAS, WADANKOODAAN LA OGOLAYN, MARKA MAXAA IDINKA LA IDINKU SAMEYNAYAA.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM