Daawo:Gobolka durba dalbaday in Xilka Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Ayaga lasiiyo&Xogo cusub usheegay Farmaajo


Ayadoo dhawaan lagu wado in madaxweynaha cusub ee soomaaliya soo magacaabo ra’isulwasaare cusub  ayaa haatan waxa kahadlay odayaasha iyo waxgaradka gobolka hiiraan kuwaasi oo madaxweynaha kacodsaday in xilkaas qof reer Hiiraan ah lasiiyo.

Odayaasha oo kamid ahaa ugaaska Xawaadle ayaa sheegay in u hambalyeenayaan madaxweynaha marka xigta kadoonayaan in oo siyo shaqsi kasoo jeedo gobolka hiiraa .

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Sido kale Ugaaska Xawaadle ayaa sheegay in sheegay in qorshayaal hagar daamo ah udhigayaan kooxdii hore looga guuleystay waxaana oo alle oga baryay in xilka kufashilmin kana guuleysto cadowga.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM