Daawo:Gabre oo kayaaban codadka Farmaajo lana arkaayay asagoo Naxsan Lana hadlaayo


Ayadoo tirinta codadka musharixiinta haatan mareyso meel gaba gaba ah kuna horeeyo Farmaajo iyo Xasan sheekh iyo waliba shaqsiyaad kale ayaa generaal Gabre la arkaayay oo siweyn oga naxsan doorashada.

Generaal Gabre oo fadhiyay qeybta kormeerayaasha ayaa la arkaayay asagoo siweyn oga naxsan xaalada sida usocoto hadba codka lagu dhawaaqo musharax kale ayuu siweyn oga naxsanaa waxaana xildhibaanada qaar shegeyn in toos u nixi doono.

Dowlada Itoobiya oo udhashay Gabre ayaa siweyn u tageersan Xasan Sheekh in dib ugu soo laabto doorashada madaxweynaha soomaaliya inkastoo aan lasaadaalin karin doorashada.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM