Daawo:Fanaanada Loogu jecelyahay fanka soomaalida oo la ilmeyse guusha Farmaajo


Ayadoo maanta doorashada madaxweynaha soomaaliya ku guuleystay Maxamed Cabdullahi Farmaajo kasoo ah musharaxa ugu taageerada badan shacabka soomaaliyeed.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Farxiyo Kabayare oo kamid ah fanaaniinta loogu jecelyahay fanka soomaalida ayaa haatan la ilmeyse guusha oo gaaray Farmaajo ayadoo la aamusin waayay.

Kabayare ayaa mar qura iska ilmeyse waxaana aamusin waayay koox fanaaniin ah oo isla daawanayeen TV xiliga ay socotay doorashada madaxweynaha soomaaliya.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM