DAAWO:DF oo Madaxweyne hore Xasan Sh Maxamuud ku haysata inuu Sameeyay Qaladkii ugu weynaa


Hanti dhowraha guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa shaaciyay in heshiiska dalka Imaaraadka Carabta lagu siiyay saldhig milateri oo uu ku yeesho degmada Berbera ee xeebta Badda Cas uu yahay khiyaami Qaran.

Isagoo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Muqdisho ayuu sharci darro iyo waxbo kama jiraan ku tilmaamay heshiiska ay dowlada Imaaraadka la gashay maamulka Somaliland oo ku saabsan saldhigga Militeri ee Berbera.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Hanti dhowrku wuxuu sheegay in mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka oo aanu carrababin ay qeyb ka yihiin heshiiska, wuxuuna caddeeyay tallaabooyinka dowladad Imaaraadka ay ku dacweyn doonaan Jaamacadda Carabta iyo Qaramada Midoobay.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : DAAWO:DF oo Madaxweyne hore Xasan Sh Maxamuud ku haysata inuu Sameeyay Qaladkii ugu weynaa

  1. axmed says:

    Laaluush buu ka qaatay Imaaraadka, kuwa sheegana Somalilandna beerta ayuugeliyey, wax aydiidi karaan malaha, beerta ayey galeen, iyaga oon Dowlad ahayn Heshiis ma geli karaan , Heshiiska waxaa saxiixay Garguurte, lacagfiican buu ka qaatay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM