Daawo: Wiil-yar oo Si xun u bahdilay GABRE iyo Mucjisada CAQLIGA uu Alle siiyey oo Laga yaabay


Ayadoo guud ahaan soomaaliya iyo caalamka kasocoto hambalyeenta madaxweynaha cusub ee soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mid kamid ah kadhacay magaalada garoowe kuwaasi oo dad badan isuugu soo banaan baxayn.

Wiilyar oo ku Nool magaalada Garoowe ayaa Si Xun u Bahdilay Jen. GABRE Iyo Xubnaha kale ee Faragelin ku hayey Doorashada Soomaaliya, Wuxuuna si yaab leh uga hadlay Doorashadii Madaxwaynaha Soomaaliya, Isagoo Dar-daaran u jeediyey Madaxwayha Cusub, Una Mahad Celiyey Madaxwaynihii hore Xasan sheekh.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM