Daawo: Wasiir ka tirsan S/land oo u Gafay Dhulka Barakeysan ee Xajka..


Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Somalilland oo isagoo faraxsan kasoo laabtay dalka itoobiya ayaa si lama filaan ah Ugu gafay dhulka Barakeysan ee Xajka loo aado sida Magaalooyinka Makka iyo Madiina al-munawara.

Wasiirka ayaa sheegay in aysan waxba isdhaamin Magaalada gibiley oo lagu soo dhaweeyay iyo Magaalooyinka Barakeysan ee Xajka loo aado isagoo kala garan waayay dhul ilaah barakeeyay iyo dad cibaado u aaday dhulkaasi iyo boqolaal qof oo soo dhaweyn ugu sameeyay magaalada Yar ee Gibiley.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Daawo: Wasiir ka tirsan S/land oo u Gafay Dhulka Barakeysan ee Xajka..

  1. axmed says:

    Sheekaad haysaa, Xijka Sucuudigaa iska leh, adigu Gebiley baad leeday, Sucuudi baa fufada idinka galay. Fiisaad ku tegi kartaa ,waa hadaad hesho. waxba Sucuudi hanoo koolkoolin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM