DAAWO WAREYSI XIISO LEH: Farmaajo oo ku dhawaaqay Go’aan Shacabka ka Farxiyay…


iyadoo wali si rasmi ah howsha dowlada uusan ula wareegin M/weynaha Cusub ee la doortay Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta caalamiga ah kaga hadlay arimo ay kamid yihiin aas aaska dowlad xoogan iyo taageerada shacabka.

M/weyne Farmaajo ayaa ka hadlay sidii uu AlShabaab ula dagaalami lahaa maadaama uu ahaa masuulkii ka saaray magaalada Muqdisho xiligii uu ra’isul wasaraha ahaa.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Farmaajo ayaa sheegay ineysan suuragal noqon doonin inuusan ogolaan doonin in askari calool maran uu la dagaalamo kooxda AlShabaab.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM