Daawo Wareysi: Maxaa ka taqaan FARMAAJO ninka uu u qiray in uu ka Fiican yahay…


Jeneraal Burhaan Cali Kaar waxaa uu ahaa Taliyahii Ciidanka NISA ee Garoonka Aadan Cadde xiligii Farmaajo uu ahaa R/wasaaraha Soomaaliya.

Balse sheekada yaabka leh ayaa ah Farmaajo oo hada ah M/weyne uu qirtay in uu jiro nin ka fiican oo Sarkaal ah kaasoo lacag Malaayiin dollar ah ku qabtay Garoonka Aadan Cadde ninkaasi oo diiday Lacag laaluush ah oo ka badan 300-kun oo dollar si Lacagtaasi loo gudbiyo Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho xiligaasi.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Ninka sidaas ah oo Amaanada Caanka ku noqday Soomaalida inteeda badan ma taqaan waxaana halkaan idiin kugu soo bandhigeyna Wareysi Xiiso leh oo ninkaasi laga qaaday isagoo Xogo Xasaasi ah shaaciyay.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM