DAAWO: Warbaahinta caalamka oo aad u hadalhaysa qaabkii loo doortay M/weyne Farmaajo..


Waxa ay warbaahinta caalamka maanta aad u hadal hayaan madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, kaas oo xalay fiidkii lagu doortay xarunta Afisyoone ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha cusub ayaa waxaa ilaa iyo hada soo dhaweeyay dowladda Maraykanka iyo qaramada midoobay, waxaana laga yaabaa in maanta ay soo gaaraan tahniyadeyn badan oo uga kala imaan doonta caalamka intiisa kale.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Warbaahinta Caalamka ayaa waxa kale oo ay aad u hadal hayaan, isu soo bixii iyo dabaaldegii xalay ka dhacay caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM