DAAWO: S/land oo si weyn looga Dabaal-dagay Guusha Farmaajo lana soo dhaweeyay…


Meel Walba oo dadka ku hadla Afsoomaaliga ay joogaan ayaa laga soo dhaweeyay M/weynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo waxaana Magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal Somaliland sida wayn looga soo dhoweeyay Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo Dhalinyarada ku dhaqan magaalada ayaa Markii ay doorashadu soo dhamaatay si wayn u Muujiyey Dareenkooda Farxadeed, iyo Guusha Balaaran ee Shacabka Soomaaliyeed u soo Hoyatay.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

3 Jawaabood : DAAWO: S/land oo si weyn looga Dabaal-dagay Guusha Farmaajo lana soo dhaweeyay…

  1. Hambalyo hambalyo new President of Somalia we happy we love
    And we need farmaajo he is daacad waan jacely nahay farmaajo
    Kuma ilowidono farmaajo
    Farmaajo welcome day and night

  2. axmed says:

    Soo dhowaada, walaalahaya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM