Daawo: Sheekha Reer Jabuuti Ugu Caansan oo u Bishaareeyay Somalida & Guusha Farmaajo…


iyadoo meel walba oo dadka ku hadla AfSoomaaliga laga soo dhaweeyay doorashada Farmaajo ayaa Sheekh Caanka Ah ee reer Jabuuti Sheekh C/raxmaan Saleemaan ( Sheekh Bashiir ) waxaa uu ka hadlay xaaladda ku wareegsaneyd Doorashadii Soomaaliya iyo guushii uu gaaray Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo isagoo Soomaalida u bishaareeyay.

Sheekha oo hambalyo u kala diray intii doorashadaasi ka shaqeysay ayaa faahfaahin ka bixiyay aragtidiisa iyo sidii ay doorashada ku dhacday.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM