DAAWO: Sheekh Shariif oo Caawa war deg deg ah ka soo saaray Doorashadda Berri, fariin aan laga fileyna u diray…


Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hadalo xasaasi ah u adeegsaday shirkiisii ugu danbeeyay ee ka hor doorashada madaxweynaha oo dhaceysa beri subax.

Sheekh Shariif ayaa sheegay inuu ku qanacsan yahay sida ay ilaa haatan usocdana olalaha doorashada iyo qaabka gudiga doorashada.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Laakiin waxaa uu si weyn uga digay in masuq la adeegsado xiliga ay dhaceyso doorashada oo ay beri ku tartami doonaan 22 musharax.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM