Daawo Sawirada & Xog Rasmi ah: Yaa la Wareegay Amaanka FARMAAJO Maadaama uu diiday Amisom…


Waxaa aad loo hadal haya Wararka ku saabsan M/weynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo diiday in ay Amaankiisa sugaan Ciidanka Amisom waxaana halkaan idiin kugu soo gudbineysa Xog & Sawiro ku saabsan Arintaasi.

Farmaajo oo la Dajiyay Hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho kadib doorashada ayaa dalbaday in si gaar ah amaankiisa u sugaan Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan kuwaas oo ka tirsan Ciidanka NISA & Qeyb kamid ah Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab.

Farmaajo ayaa la aaminsan yahay in uu yahay nin ay ku weyn tahay wadaniyada iyo kalsoonida uu ku qabo dhulkiisa iyo ciidanka Xoogan waxaana arintaan ay sumcad u tahay Farmaajo oo markii horaba ay shacabka aad u aamineyn.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA:

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

2 Jawaabood : Daawo Sawirada & Xog Rasmi ah: Yaa la Wareegay Amaanka FARMAAJO Maadaama uu diiday Amisom…

  1. prince naymar says:

    Farmaajo
    waa u qalmaaaa
    in LA dooorto
    guuuuul Somali
    madaxwayne
    ayay yeelatay

  2. ILAAH AAMIN INSHAA ALLAAH WAXBA MA ARKEEYSID WAA GUUL UMMADA SOOMAALIYA USOO

    HOYATAY INSHAA ALLAAH HADDII SIDA UU BALAN QAADAY UU NOQDO WALIGIISABA WAA JIRI DOONO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM