Daawo Sawirada: Xaflada Dhoola-tuska ah ee Xasan sh, & Tirada Xildhibaanada ka qeybgalay…


Xasan sheekh ayaa Hotelka SYL kusoo bandhigay Taageerayaashiisa dhanka Xildhibaanada kuwaas oo diyaar u ah in ay dib u doortaan waxaana dhuula-tuskaan uu walwal ku yahay Musharaxiin Miisaan Culus leh.

Xildhibaanadan ayaa sheegay inay tiradoodu ka badan tahay 200, isla markaana ay si buuxda u taageersan yihiin in dib loo doorto Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Xasan Sheekh.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM