Daawo Sawirada: Al-Shabaab oo soo bandhigay Ciidamo Nooc cusub ah….


Al Shabaab ayaa degmada Jilib ee ka tirsan Gobolka Jubbada dhexe, kusoo bandhigay ciidamo cusub sida ka muuqatay Sawirro ay ku baahiyeen Warbaahintooda.

Ciidamadaan ayaa Al-Shabaab waxaa ay sheegeen in ay ka shaqeyn doonaan wanaag Farista iyo xumaan reebida dadka kunool degmada Jilib.

Ciidamada ay soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa watay dhar ka duwan kuwii lagu yaqaanay Ciidamada Al-Shabaab.

Shabaab-cusub-1Shabaab-cusub-10Shabaab-cusub-8Shabaab-cusub-4Shabaab-cusub-2

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM