DAAWO: Reer Baydhabo oo iska tuuray Sawirka Shariif Xasan, kuna bedalay midka Farmaajo…


Dabaal-daga soo dhaweynta M/weynaha Cusub ee Soomaaliya ayaa wali socda waxaana reer Baydhabo ay muujiyeen Taageerada ay u hayaan Farmaajo iyadoo iska tuuray Sawirka Shariif Xasan sheekh aadan kuna badashay Sawirka Farmaajo.

Shacabka magaalada Baydhabo ayaa bartamaha magaalada ka Fujiyey Sawirka madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan, Iyadoo lagu Bedelay Sawirka Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM