DAAWO: Muuqaal Sir ah oo laga duubay Qaabkii ay ciidamada S/Land uxireen Wariye Coldoon


Wariye Cabdi Maalik Coldoon ayaa maanta lagu xiray garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa xili uu kasoo laabtay Muqdisho.

Sababta loo xiray ayaa ah taageeradii madaxweynaha SOOMAALIYA Mudane Farmaajo iyo tagitaankiisii magaalada Muqdisho.

Muuqaal yar oo Mobile lagu duubay ayaa laga qaaday Ciidamadii xirayay wariye Coldoon kaas oo isagoo boorsadiisa jiidanaya ay ciidamada xabsiga dhigeen.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA

Wariye Coldoon ayaa sababta loo xiray ay tahay inuu taageersan yahay midnimada Soomaaliya, kulankii uu la yeeshay Farmaajo ayuuna sidaas ku muujiyay.

RIIX HALKAN: DAAWO KULANKII FARMAAJO IYO COLDOON

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : DAAWO: Muuqaal Sir ah oo laga duubay Qaabkii ay ciidamada S/Land uxireen Wariye Coldoon

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM