DAAWO MUUQAAL KU SOCDA FARMAAJO: Yaa mudan inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ?


Madaxweynaha Soomaaliya ayaa laga sugayaa inuu soo magacaabo ra’isul wasaare cusub, taas oo ugu baahan inuu si adag uga fiirsado qofka uu soo magacaabi doono.

Si kastaba, dadweynaha Soomaaliyeed ayaa madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo usheegay shaqsiga ay tahay inuu ka dhigo ra’isul wasaaraha Soomaaliya.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA

Mudane Farmaajo ayaa xafiiskiisa la wareegi doona, waxaana horyaal shaqo adag oo ay kamid tahay inuu ka dhabeeyo balanqaadkiisii si uusan uniyad jibin taageerayaashiisa Soomaaliyeed.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : DAAWO MUUQAAL KU SOCDA FARMAAJO: Yaa mudan inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ?

  1. axmed says:

    WAR MADAXWEYNUHU, ISGAA YAQAAN , CIDII LA SHAQEYN KARTA, WEY DHAMAATAY REER HEBEL BAA ISKA LEH IYO, IYO ANNAGAA XAQ U LEH, HA DHAMAATO cIDAAS WAA LA ARKAY mAAMULKOODII , WAR XISHOODA.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM