Daawo: Maamulka S/land”Qofkii Xamar tagaa Xabsiga ayaan dhigeynaa Balse..”


Iyadoo maamulka Somaliland ay Xabsiga dhigeyn Maalin ka hor Wariye Samafale Cabdi Maalik Coldoon ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in maamulka S/land uu ku dhawaaqay qofkii Muqdisho yimaada marka uu ku laabto S/land in Xabsiga la dhigi doono waxaana arintaan ka hadlay wasiirka Warfaafinta Maamulkaasi.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

“Waxaanu xabsiga dhigi doonaa qofkasta oo Somaliland ka soo jeeda oo ka dhex ololeeya siyaasadda Muqdisho ka socota waxa uu doono ha ahaadee cid naga sii dayn kartaana ma jirto.” waxa sidaasi sheegay wasiirka warfaafinta maamulka Somaliland Cismaan Saxardiid oo la weydiiyey xadhiga Wariye C.maalik Coldoon oo Muqdisho ka laabtay.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM