DAAWO:-Hadalkii Cali Khaliif oo Dhagaha Shacabka Khaatumo Kasii guuxaya Iyo Arimo Badan Adan Ogayn


Shacabka Khaatumo Ee daafaha Dunida Kunool Iyo Kan soomaaliyeed ayaa Waxaa Dhaga Hooda Kasii guuxaya Hadalkii Kasoo yeedhay Cali Khaliif Galaydh Oo kusugan magaalada jabuuti Halkaas Oo Shir Uga Socaday Khaatumo Iyo Maleeshiyaadka Beesha Isaaq.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Baraha Bulshada ee soomalida Aad U ticmaasho ayaa Hadalka Kasoo Yeedhay Cali Khaliif Ay dadku Aragtiyo kala Duwan kaga Hadlayeen,Cali Khaliif Ayaa Shir jaraa,id uu Ku qabtay magaalada Jabuti kaga Hadlay  arimo Badan.

Cali Mar wax Laga Waydiiyay Arimaha shirka Ayaa sheegay Inuu maqsuud ku yahay islamrkana :Dahanaha naga dhaxeeya dananina Waa seeto”Hadalada madaxweyne Galaydh markaad u sii dhaba gashid waxaa ku cadaanaya inuu jiro qorshe dhagaraysan oo la doonayo in shacabkan lagu majaxaabiyo, kuyee Siilaanyo wuxuu yidhi “dhaxal baan rabaa inaan umadan uga tago”, haduu sidaa yidhi muxuu shacabka reer Khaatumo uga sheegayaa, miyuu iloobay gumaadkii Kalshaale maygaagle iyo hagoogane?!!

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM