DAAWO:- Gudoomiyaha Aqalka sare ”Gobolka Banaadir Xaq ayey u leeyihiin in ay Aqalka sare Xubno ku yeshaan”


Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaaji Cabdillaahi oo wareysi gaar ah siiyay Telefeshinka Bulsho, ayaa faah-faahin ka bixiyay ujeedka iyo waajibaadka horyaalla Senerada Aqalka sare ee Soomaaliya.

Guddoomiye Cabdi Xaaji Cabdillaahi ayaa sidoo kale ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay, xuquuqda ay gobolka banaadir ay ku leeyihiin in aqalka sare ay xubno ku yeeshaan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM