DAAWO: Gabdho iyo Wiilal ku tuman Jiray Guri ku yaala Gaalkacyo oo la Qabtay iyo Xukuno Lagu Riday


Ciidamada amaanka ee magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug ayaa lasheegaya in ay soo qabteen dhalinyaro lasheegay in ay kawadeyn falal lidi ku ah diinta iyo anshaxa suuban ee soomaalida.

Dhalinyaradaan aya lasheegay in guri ka kireysteen gaalkacyo kadibna halkaas kusoo bandhigi jiray falal lasheegay in lidi ku tahay dhaqanka iyo diinta islaamka.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Waxaa la sheegay in Falka ay ku kaceen ay tahay Xumaantii oo loo Banbaxay, Waxaana lagu Xukumay Xabsi Gaaraya Sadex Bilood, Hal Miliyan Shilling oo Ganaax ah iyo in la Bur-buriyo Qalabkooda. “Maaha Sinadu inay tahay dadkii oo isku tagay, Isha, Gacanta, Dhegta Iyo meesha loo socdo oo dhan waa SINNO, “ ayuu lagu yidhi Go’aanka Maxkamada.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM