Daawo: Faysal Cali Waraabe oo isku badalay Wadani Soomaali ah oo Midnimada u Ololeeya…[CAJIIB!!]


iyadoo Siyaasiga Caanka ah Faysal Cali Waraabe ay Soomaalida kaga barteyn hadalo qalafsan iyo kala fogeynta Soomaalida ayaa markii uu gaaray Magaalada Laasacaanood waxaa uu isku badalay wadani Soomaaliyeed.

Faysal Waraabe ayaa Diirada ku saaray Hadalkiisa Wanaaga Soomaaliya, Sida dhibaatada looga Bixi Karo “Waxaad ogaataan inaynu wax ku noqon karno Midnimo, Soomaaliya Inaga ayay inaga Sugaysaa, Reer Waqooyi Hadii aynu Nahay waa inaynu Caqligeena Midaynaa, Soomaali waa isku mid meel ay Joogtaba, Qabiil waxba laguma Noqdo, Qaranbaa wax lagu Noqdaa, NDF, Jabuuti iyo Kililka Shanaad way ina Dhaafeen” ayaa ka mid ahaa Hadalkii uu ka jeediyey.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM