DAAWO: Faroole oo ka Hadlay Sababta ku kaliftay in uu ka haro Tartanka Doorashada Kursiga M/weynaha..


Musharaxii Ugu horeeyay Kursiga M/weynaha C/raxmaan Faroole ayaa sheegay inuu u tanaasulay inuu yareeyo musharaxiinta tartameysa, isla markaana doonaya isbedel.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Wuxuu eedeeyay madashii Qaranka iyo sidii ay u maamushay doorashada, wuxuuna ka mid noqday musharixiinta ka haray tartanka Doorashada madaxweynaha sanadka 2017.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM