Daawo: Farmaajo oo si lama filaan ah u qaabilaya Wiil yar oo ka yaabsaday isagoo dabaal-dagaya…


Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland madaxweynaha dowlada Soomaaliya Mudane Farmaajo ayaa lala kulan siin doono wiil yar oo si aan caadi aheyn ugu hadlay doorashada M/weyne Farmaajo.

Wiilkan yar oo aad uqiireysnaa ayaa taageero weyn umuujiyay madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaana la filayaa in laga qaado Garowe si Muqdisho loo geeyo uuna ula kulmo madaxweynaha Soomaaliya.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Madaxweyne Farmaajo ayaa horey ula kulmay ninkii ku caan baxay AR FARMAAJA IIGEEYA, kaas oo ah nin isagana ay kaamirooyinka qabteen xili uu ku sugnaa magaalada Jowhar.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM