DAAWO: Farmaajo oo loogu deeqay Lacag iyo Geel iyadoo Farxada Soomaalida wali…


iyadoo wali ay socdaan dabaal-dagyada lagu soo dhaweynayo M/weynaha Cusub Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Soomaalida ku dhaqan magaalada Mandheera ee dalka Waqooyi Bari Kenya, Markii Horana ahayd Qayb kamid ah Soomaaliya oo Gumaystihii uu bixiyey, waxaa ay Farxada Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya waxay ugu Deeqeen Lacag iyo Geel.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Gudoomiyaha Degmada Beledxaawo, Maxamuud Xayd Cismaan oo Hadyadaasi ka gudoomay Waxgaradka Reer Mandheera, Isagoona uga mahad celiyey Ducada, Geela iyo Lacagta ay isku dareen, Waxayna alle ka baryeen inuu Umadada Soomaaliyeed dhibaatada ka saaro.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM