Daawo: Culimada Ugu Caansan Somalia oo la ilmeeyay Guusha Farmaajo Shacabkana ka farxiyay…


iyadoo xalay guul taaariikhi ah uu gaaray M/weynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo Tartan adag la galay Musharaxiin badan ayaa dadka Soomaaliyeed dalka iyo dibada waxaa ay ku Farxeyn Guushaasi Taariikhiga ah.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Sheekh Maxamed indiris oo ka mid ah Culimada Ugu Caansan Soomaalida ayaa sheegay in Rabbi uu ka aqbalay Ummadda Soomaaliyeed Ducadii aheyd in dalka uu hogaamiyo Shaqsi daacad ah isagoo sheegay in isbadal rasmi ah uu dhici doono.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM