DAAWO: Ciidamada xooga dalka oo si kal iyo laab ah ugu duceeyey Madaxweyne Maxamed Farmaajo


Ayadoo maalinimadii shalay ladoortay madaxweynaha cusub ee soomaaliya kasoo ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa guud ahaan bulshada soomaaliyeed si isku mid ah usoo dhaweyse gaar ahaan ciidamada militeriga ayaa si gaar ah ugu duceeyay Madaxweyne Farmaajo.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Mr.Farmaajo ayaa guud ahaan soo jiitay ciidamada qalabka sida kaas oo waligiis ku doodi jiray in uu marka hore hoos ka soo dhisi doono cududa ciidamada xooga dalka si looga maarmo kuwa Ajnabiga ah .

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM